Skip to content
affilate marketting somali

WAA MAXAY AFFILIATE MARKETTING?

    Affiliate marketting waa suuqa ugu balaaran uguna lacagta badan marki laga hadlay meelaha lacagta ugu badan laga sameeyo,Affiliate micnahedu wa inaad ganacsi geesa alaab aadan laheen balse aad ku leedahy qidmad oo boqolkiiba wax laga ogolyahay markii add keentid qof gato ttas aya la dhaha Affilate marketting,waxaa jiro shirkado wa wayn oo alaabo so saaro nooc walpo iskugu jiro kuwaas oo dukamadooda bas aan ku gadi ee keena affiliate companies kuwaas oo leh rug ayakana ay kusii suuq gayn karaan waxayna mamulaan alaabtaas iyo cidi ssi gadi laheedbo waxaaan la isku dhaah intaas Affilite marketing.

    Sidee looga shaqeesta?

    Affiliate marketting mar hadaan an qeexany suasha ayey waxey thay sided adiga ahaan oo shaqsi ooga dhax shaqeesan karta shirkadahaan isku tagay,way sahlantahy adiga iyo shirkada alaabta iska leh isma arkaysiin balse waxaa waxwalpo fudeed ka dhigay shirkada idin dhaxayso e layirahdo affilate compay marna logu yeero affilate management system oo ah inney ayada mamusho alanahas loo wada keensaday tusaale impact.com wa affilaye managent system waxeey mamushaa alabah shirkada kale kenen adigana waxzad iska diwaan galinaysaa shirkada maamulka hyasa waxadna maclumadkaada sida magacaada iyo meshad ku nishay iyo walipa wixi xog kugu saabsan galinaysa website kooda sidaas ayad kutahay qof ka mid ah dadka alaabaha xayisiin doono oo cideey kenaana wax kuleh .

    inaad kamid niqitid shirkadaha dadka ka shaqeeyo waxa jiro ooy leeyihiin shirkado qaarkood shuruudo balse meleey u banyihiin shuruudo malahn kuwo kooban moyee,markii aad ka mid noqotid shaqaalaha shirkada waxaaad awood u heli innad ogaatid inta badeeco u baahan in la xayissyo waxaadna ku kala dooran kartaa sidi aad isleedahy waxa jiro baahi dhanka badeecada aad rabtid hadad xayisiid waxaad ka heli kata wixilagu ogolaa waayo badeeco kasto waxeey leedahy beec ayaa u gooni iyo commision oo ah qidmad u goni ah.

    adigana magacaada marki lagu daro shaqalaaha waxa lagu siini tix raac iyo number adiga ku gooni ah kaas oo sahlaayo in la ogaado qofki aad keentay oo wax garat tusaale ahan,ay irahno waxad iska diwaan galisay shirkad affilaite ah waxaadna gudbsay maclumaadkada shaqsi ahanedd islamarkiina waxa lagu siiyay tixraac iyo nambar adig aku qaas ah,waxxad samatsay xayisiin adigoo ka xushay badecadi ad is tiri wa lo bahanyahy o hadi aad xayisiiso wa la gadan,nasiib wanaag waxad heshay badeeco aad kuleedahay boqolkiib 50 oo ah 50% beeca ad gadid,beeca alaabtana u ahaa boqol dolar 100$ waxxd ledahy hadi lagato badecadan 50$ waayo 50% ayad ledahy hadi aad gadid wa heshiiski ad gasheen oo alaab walpo beceeda iyo wixi ad ku kedahy iney ku qoranthaya wan so sheegnay.

    Shirkadahaan aya ah kuwo aad uso badanayo waqtibo watiga ka danbeeyo qaarkoodna waxey si fududenayaan shurucda loga so biiraayo qaarna wayba si adkenayaan,tusaale shirkadaha lacagta fican bixiyo waxey isku dayaan ineysan cidwalpo aysan kusobiirin oo ay kali kuso biraan dadka shuruudahooda kaso baxa halka shirkadaha kale aya sameyaan ineey qafiifiyaan shuruudaha is diwaangalinta taas o sababta in dad badan kusoo biraan waayo ayaka aya waxey faaido kasaeyaan dadka badan oo kuso biryaai saa waxey bixiyaan lacag yar halka ay shirkada ay wax u xayisinayaan ay ka qadaan lacag badan ,hadi aad xayissin samyso oo lagato badecada ayaka laca badan ayey k a samayn adigana waxa lagula heshiin boqolkiba wax yar ,taas waxa ka duwan shirkadaha shurudaha adkeeya aya waxey bixiyaan lacag badan marki lo eego kuwaan kale sababta aya ah ineey ayaka macamiil badan oo diwaanka ugu jurti aysan haysanin balse ay haysataan dad yar madama ay shurudooda adagtahay.

    Xagee lagu xayisiyaa badeccoyinka?

    Marki ad ka mid noqoto oo lagu siyo wixi ad u bahneed oo ah inaad badecadaha wada arki kartid ood so qadatid si lagag gato suasha aya waxey tahay xageed ka heli sa dukan ku furan ma jiree ood aabtan kugadi kartide? jawabta aya sahal ah alaabaha aya ah kuwo adan physical ahan ama alabti gacanta qabaneyso adan helaynin wayo waxan ka shaqesanayno waa online waxa muhiim ah innad fahansantahay melaad gayn laheed tixraaci lagu siiyay waayo alaab kasta ood so qaadatid waxeey ledahy tixraac ayada u goni ah,waxa jiro siyaabo kala duwan oo alabtaas lo gado sida inaad suuq ka radisid online ka wayo alabta ayadaabo online ah dadkana waxey wax ku kala gataan badan awa online.hadii ad garanysid tusaale Aliexpress.

    JUmia iyo kuwo kale od taqanid hai aad online ka dalbatid waxey kugu kenayaan gurigaada ama goobtii ad shegaty ood tiri ha laigu keeno inkastoo kuwaan sida ay u shaqeyaaan aan video iyo maqaaal kasoo wado balse tusalahan inaad fahanto yan ka raba o kali ah,waxzd radinaysa suuqi laga gadan lahaa mesha gu badan oo laiskaga gato aya ah Forums iyo Facebook .

    Sideed facebook ugu gadi karta alabtaad so qadatay? waxa jiro groupyo dadka ay ka buxaan kuwaas oo xisenaya mawduucyo ama badecooyin kala duwan sida softwares,health,sports iyo fitness,waxad radinaysa alabta aad wadatid wa nocee gruopkaas ayad radinaysa waxdna la wadagysa gruopka waxa macquul ah in qof u baahan uu raaco tixraci alaabta ood laheed uu so gato sheygaas sidaasna adiga aad lacag ku samysid.

    Affilliate marketting wuxu ku ficanyhay waxa weyo adiga ma kihid badeecada waxad samaynayso waxa bixinaysa maclumaadka badecada waxadna u shegaysa ama tusaysaa alaabti hadey qanciso alabtas qofka wu gadana haduu gatana adiga sidaas ayad lacag ku samysa wa waxa addunka ugu fiican ood sameen laheed taas waxa sii dheer inaad adiga alaabta qofka u gaynaynin ama aad shaqa ku lahen qofkaas haduu alaabta helo,qaarkood marki saan lacagta u bixiyo macmiilki ad keentay lacagta ayey kusoo dirayaan kuwo kalana waxey sugayaan maalmo si loo ego qofka alabta ma qancisa balse badana dadka ayakoon alaabta qancinin lacagtooda iskama bixiyaan waayo waxey sameyaan inteey gadanin ka hor ayey xog dheraad radiyaan sheyga ay kacagtooda ku qarash gareen rabaan,sida loo doorto shekyga ama badeecada ugu fiican oo lasuuq geeyo halkaan ka daawo

    Hadabo waxad is waydinaysa waxaas o shirkado mideen ku biira oo uska diwaan galiyaa?

    Shirkadahaan aya ah meley u banayihiin kuwo lawada garanaayo qaarkoodna an la aqonin sababaha shurudahooda awgood balse waxaan kula wadagaya dhamaan maqaalkan magalka xigana waxan kula wadaagi kuwa ugu fiican hadi kale qaybta kore ka daawo video ga ama maqaalka,waxa jiro uwa ugu caansan sida

    CLICKBANK

    JVZOO

    CLICKFUNNEL

    COMMISION JUNCTION(CJ)

    MAX BOUNTY

    iyo shirkado kale oo ayaka Affiliate ogol ayako bixinayo adeegooda oo hadii ad isticmashidnadegooda kuu ogolminaad dad keentid halki macamiil ood jeentudna kugu sinayaan qidmad qaarna ogol xitaa lacag ineey kugu siyaaan,waxa la yaabka aya waxaa ah in qof adan adeegissa isticmaalin ogolaado hadii ad keento macamiil uu ogolyahy inuu lacag kugu bixiyo,waqtigaan la joogo ayu wuxuu yahay waqtiga ugu casri san oo qof aqoon leh nolaaado wa hadi uu qofka fahansanyahy

    halkaan waxaan ku soo gudbin doona cashiro iyo hab aad u sahlan ood lacag oga sameen doontid affilate marketting