Skip to content
sida youtube lacag loga sameeyo

SIDA YOUTUBE CASRI AH LOO SAMEEYO

    Youtube waa madal ama platform ay kusoo gudbiyaan xirfadlayaasha aduunka sida shekooyinka,majaajilada,wax barashada iyo inti la hal maasha intaan xusnay

    video ayan ka diyaariyay waxadna ka daawan kartaa halkaan

    madashaan ayey waxey kulmisaa dhaman aduun waynaha cid walpo oo wax ay xaqooda leyihiin ama creative common lo yaqaano e ah in la ogolaaday in la sii isticmaalo kusoo gudbiyaan fikir ahaan kadibna abuuraah bulsho.

    hadabo suasha ah side lo sameystaa youtube casri ah ayan rabna inaan si sahlan kuu fahansiino anakoo adeegsanayno luqada somaliga.waxaa jiro design ama farshaxan kala duwan oo lagu kala duwanahy hagaajinta iyo quxinta channelkaada sida inaad sawiraan ad ledahy ku qurxisid ama sawiraa online ah ood laheen sida sawiraan dabiici ah iyo kuwo aan dabiici aheen ee lagu samen karo photodhop ama canva ama xitaa online ka

    inaad channel qurux badan hagajisato waxey sahlaysaa inaad dawadayashada kuso boqonayo ay imadaan mel aad u diyaarisay kuwaas oo daremaayo iney meel fican o qurux badan jogaan wa channelkaade,waxa kale oy sahlyasa innad ahatid qof aqoon u leh xirfada u ku shaqesanayo,

    waxan isticmali dona canva.com website kaan aya ah mid ku sahlaayo inaad si dhib yar u hagajiso wixi ad donaysid adigoo ka yelanayo sidi ad rabtid,

    channel ar iyo channel icon wa labada ugu caansan ee mar walpo dibada yaalo oo marki laso booqdo channelkada isha ku dhacayso kywas o kla ah

    waxad tagaysa website ka canva.com oo ah website free version iyo qayb lacag la bixiyabo leh,qaybta lacagta uma baahnid hadi aad bilow tahay lkn hadi aad wax yaabo kale o dheraad oga bahantahay ma ogolanayo inad lacag bixisid moyee o ah bilkasta lakiin qaybt free ga aya isticmali karta anigana xitaa an isticmalaa meshan u badanahy,

    Wajiga hore ee canva markaad imaadid waxad arki doonta qaybta kore meel search ay ku qorantahay o laga raadin karo wax,halkaas ayad ku qori kartaa wixi aad rabtid inaad samaysid waadna hagaajin karta sidaad rabtid ayad u hagajin oo ku anfacayso

    qaybta raadinta ah ayad ku qoraysa channel art isla markiina waad arkayasa oo asaga ku tusayo youtube channel art, ku dhufo kadibna wuxuu ku geen meel ad ka doran kartid qaabka ama colourka ad rabtid ,

    Meshaan waxey ledahy wax yaalo badan ood kala dooran kartid sida

    farta inad wawayna ama yar yar kadhigtid,

    colourka inad badashid,

    font size oo ah qaabka farta u taalo design ahaan,

    iyo xita inad wax kuso dari kartid

    qaybtaaan sida, text,element,upload

    Waxaa jiro siyaabo badan ood u isticmaali doontid channelka aad samysay tusaale ahaan channel dadka waxey u furtaan iney wax kusoo gudbiyaan kuwaas ay isleyihiin bulshada way anfici karaan,wax yaabaha badana dadka ay so gudbiyaaan waxaa ka mid ah aqoonta,majaajilada,cunto karinta iyo wixi la mid ah ay bulshada ay u aragto ineey anfacayaaan.taas aya waxey ku sahlaysa inaad baratid sida onlineka lacag loga sameyo,lacagta online ama lacagta youtube ka aya ah mid adan si bilaash ah kugu so gakaynin waayo ganacsi kasta wuxu leeyahay qasaaro iyo faaido.

    Hadaan dhinac kaa tuso youtube ama online business somalia wax qasaaro kuguma so garayan xita hadey kugu so gaarto ma noqonayso mid saamayn wayn kugu yelaynayso waayo alaab ayad ku gada tusaale ahaan sida loo yaqaano affilate marketting oo ah mesha lacagta ugu badan laga sameyo waxad dadak atusaysa muhiimada ay ledahy sheyga ad promotion ka ku samaynaysid (promotion)waxa la dhaha inaad alaab qof u xayisiisd asagana u ku siiyo qidmad ku salaysa boqolkiiba waxtusaale 2% ama 30% wix lagu heshiiyo.

    Balse marwalpo isku day inaad bulshada usoo gudbiso bulshada wax anafacaayo adna aad aqoon u leedahay mawduuca aad ka hadlaysid,Bulahada ma jeclo wax aad so hubinin innad oga shekesid oo hadi lo baahdo suaal ka imaado aadan ka jawaaabi karin,

    Meshaan ayan waxaan kuso gudbina marwalpo hormarka bulshada waxaana ka hadalna sida internetka iyo online looga shaqeesto anakoo marwalpo isku dayno inad caden dadka tusno waxaan ka shekeeneyno ay arkaan waa qaaab i tus oo i taabsii ah,Balse adiga waxan kugula talin lahaa hadad dinaysid inaad channel adiga ku qaas ad bilowdid ka hor intaad bilaabin ka fikir wixi ad so gudbin lahed adigoo ka egaya aqoon intee ayaad u leedahy adiga qaas ahaan mawduuca aad ka hadlaysid,markaas waxad noqon karta qof ku kalsoon wuxu usoo gudbinaayo bulashada oo so kordhinaaayo wax lajeclaan karo oo lagu xirmi karo cashir taxane ahaan,Chnelka waxa ku jiro cashiro kale oo ah sida youtube ka lacag loga sameeyo oo aan diirada ku saarnay sidii aan i dhisi laheen cidi doonayso ineey kusoo biirto bulshada Youtube

    Waxa kalo jiro cashiro ku saabsan marki aad bilowdo channel sidii aad u soo gudbin laheed mawduuca ad diirada saartay aqoontiisana ledahy waayo bulsho meel ku fadhido malahan waxad noqonaysa cilmi la raadin karo online laga so heli karo waxa jiro ereyo tix raaac ah oon barno asxaabta waxad ka heli kartaa ayadana channelka somali online money