Skip to content
sida affiliate link loo qurxiyo lacag badana loga sameyo

SIDA AFFILIATE LINK LOO QURXIYO SALE BADANA LOO SAMEEYO

    Affilaite link waxaa la dhahaa marki aad ka diwaan gashantahay shirkad bixiso affilate taas oo lo yaqaano affilate marketting ama affilaite network,horay waan ooga hadalnay waxa la yiraahdo affilate marketting iyo sida looga shaqeesto anakoo sharaxnay shirkadaha ugu waawayn iyo sida looga shaqeesto ayadoo oon dul istaagnay tusaale dhawr ah kaas oon ku sharaxnay meelaha loo suuq geeyo iyo loo suuq geeyo walipa aan ka hadalnay badeecoyink ugu fiican oo lacagta ugu badan laga sameeyo halkaan ka daawo vido gaad kana aqriso maqaalkaas qaybtaas hoose.

    Hadaaan ka hadalno sida loo qurxiyo affilaite link,waxaa niyadaanada kuso dhacaayo sidi aan short link ahaan ugu badali laheen lakin taas midaan way ka badalantahy waayo xita hadi aad short link aad isticmaashid(link ga oo la yareeyo) wali waxaad arkaysa in aad wali ku wadaagi karin meel kasta oo xitaa u ahanayo link ama lifaaq qaawan oo la fahmaayo inaad suuq gayn raadinaysid,Dadka aya meleey u badanyihiin aan rabin lifaaq qaawan waayo dadka ma jeclo meesha ay jogaan in laga wado oo meel kale lageeyo sida hadi uu joogay facebook in website loo diro oo la dhaho halkaas aad balse sida aan soo wadno ayaa ah si caqliyeesan oo qofka daremaynin inaad suuq gayn wado ood doonayso inaad alaab gado ama bec gaysid.

    Link ge la qurxiyaa?

    Affilliate link ga aan qurxinayno wa mid walpo ood kasoo qadatid affiliate companay oo micnaheedu yahay shirkad kasta oo ogolaatay innad iska diwaan galiso,Markaad kaso qaadatid linkiga waxaan ku samaynayna oon u hagaajinaynaa sida sawirkaan hoose.

    Sida kaaga muuqato sawirkaan kore waxad u maleenaysa xayissinti aad website yada ku arki jirtay oo lasameen karin balse waxaan ku tusi website aad ku sameen kartid sidaan oo kale oo linkigaaga uu noqonaayo mid qofki arko uusan ku fahamaynin inaad badeeco gadaysid.Waxaad soo furi website la yiraahdo bannersnack.com wuxuu ku waydiin doona inaad accoun ka furatid,dhibwayn malahan hadaad acoun aad ku laheen wali waad isticmaali karta adeega oo waxaad dooranaysa diplay nooca aad rabtid sida aan ku sharaxay video gaaan

    Qaabke ugu fiican oo loo qurxiyaa?

    Waxaynu samaynayna linkiga ama lifaaqa ayad soo qaadan markaad imaadidna saan ayaad u hagaajin mesha aad ku qori laheed linkiga ama lifaaqa waxad sameen waxaad qori badecada magaceeda ay wadato ka dib waxaad sameen qaybta aya ku qorantahy TEXT waxa kusoo baxayo meel link ahaan ah taas ayad dooranaysa deedna waxad ku dhax qoraysa ama aad paste ku ledahy link gii aad wadatay oo aha badeecada am aproduct aad suuq gayn rabtay, markaaswaxaad u hagaajisay si caqliyeesan oo cidwalpo aysan u hagaajin karin. markaad ku qanacdid saad u samaysay meesha ugu sarayso ee dhanka midigta ah DOWNLOAD ku dhufo deedna waxad doorata HTML sidaas ayad ku haysata link gaadi oo mel kasta ka shaqenaayo waxey leyihiin qidmo bil kasta la bixinayo oon sas u badneen.

    Dhamaan ma u baahanahay inaan qurxiyo?

    Waxaa jiro affilate networks sida Commision Junction CJ wuxuu leeyahay sawiranti oo diyaarsan oo ayaka aya ku diyaariyay inkastoo badeeco kasta aysan laheen lakiin mesha ay u badanyihiin way leeyihiin waxana ku sahlanaan doono inaad so qaadatid oo suuq gaysid balse xasuuso CJ shuruudaha lagu galoo oo diwaan loga samaysto ayaa adag,haka niyad jabin hadaan ku tusay sid aloo hagaajiyo waxaad soo qaadan karta link kasto sida kuwa CLICKBANK oo badana aan meshaan oga hadalno iyi JVZOO waadna ka shaqeesan karta lacag kugu filan bishii waayo waxa jiro qayb bil kasta lagu bixiyo markii add hal mar suuq gayn samaysid oo lagato alaabtaas,

    waxa ugu fiican ayaa waxey tahay hal mar ayaad gadi wixi markaas ka danbeeyana bil kasta ayaad lacagtaada heli adiggon markale suuq u raadin taas waxaa la dhaha RECURING oo ah waxey leedahy lacag la ogolyahay in la bixiyo marwalpo oo qofki aad keentay markisi ugu hraysay uu wali kasii iibsanayo shirkada waayo ayaka waxeey ku xisaabtamayaan qofkaas aad keentay meequ bixiya bil kasta asagoo adeega ama badeecada marku u baahdo gadanaayo.

    Horay waxaan oga hadalnay arintaan ah lacagta aad helaysid adigoo hal mar beec geeyay,waxaa jiro maqaal iyo video aan ku sharaxnay waxaad ka daawan karta halkaan,Taas wa mida ugu fiican oo dadka lacagta ka sameyo shirkadahaan aya marwalpo radiyaan waxana loogu yera PASSIVE INCOME oo ah adigoo wax shaqa aad qabanin ayaad lacagta kusoo dhacaysaa ,waxxa jiro habab kala duwan oo saan loga shaqeesan karo internetka oo adigoo wax shaqa aan qabanin aad lacag ku helaysid waxaa jiro video yo badan oon ka diyaarinay kuwaas ood ka heli kartid YOUTUBE CHANNELKA oon ku baranayno sida anaka aan lacagta ku sameeno anakoo meelaha qaarkood video dawano ama survey oo micnahedu yahay suaalo aan kajwaabno sidaasna an lacagta ku sameeno waxaad isleedahy lacagtaas wa mid badan balse hadii ad malin asta 5-10$ aad samysid wa shaqo fudud.

    Qurxinta affilate linkgaada waxey ka sacidaysaa inaad producr ama badecooyin badan aad si sahlan aad lku gadid adigoo si caqliyeesan samaynaayo dadka meley u badanyihiin waxey shirkadahaan lacagta ooga samyn wayeen waxeyy isticmalaan sida u qof walpo isticmaalo oo caanka ah oo ah in link ga oo qaawan aad la wadaagtid asxabtaada ama xita melaha ad u suuq gayn jirtay sida Facdbook gruops ama Instagram kuwaas o iminka diiday in link lasoo galiyo taas wa mida aan hada usoo bandhignay qaabki noo shaqeeyay o walioa facebook iyo meel walpo aan u suuq gayno kalamana kulano wax caqabad ah.