Skip to content
maxey subscribers ku dawanin

Maxey subscribers ama asxabatada kugu xiran ku daawanin

    Waxa dhacda ineeysan ku daawanin asxaabta (subscribers) kugu xiran taas oo oo noqon karta runti dhibaato ku soo korortay

    channelkaaga ood u baahnatahy inaad fahantid sababta aysan ku daawanin dhamaan inta subscribers oo kugu xiran.

    Waxaan kula wadagi donaa TALOOYIN Dhawr ah kuwaas oo indhaha kuu furi doono haduu alle idmo

    Kuma lihi qarash gali channelkaada adigoo wali meel gaarin balse waxan kuleeyahay marbo marka kasi danbaysa isku day inaad kor isku qaadid

    Tusale hadi awal aad hoos u yara hadli jirtay hada codkaada kor usoo qaad oo wax ha iska ka badaleeno

    Hadii aad awal camera da aad ka yara qajilaysay ood ka baqaysay inaad ka hor hadasho camera da hada wad la qabsatay ee si fican oga soo hadal oo

    Codkagaga banaka ha u soo baxo.

    Subscribers ama asxaabta kugu xiran kuwaas ka helay marki ay arkeen waxa ad so gudbisid aya lo yaqana subscribers

    Dadkaan aya ah kuwa daawan jiray muqaalka ad galisid balse waxa dhacay ineysan daawanin muqaaladi sidii hore oo kale

     Sababtuna magaranaysid waxad is waydinaysa maxa ay asxaabta awal igu xirneed aysan u daawanin muqaaladayda

    Oo waxad arkaysa dawashada oo hoos u sii dhacayso marka loo eego waqtigii hore.

    Maxa dhacay?

    Waxa laga yaba

    -.Iney dhinteen- oo ah mida aan wax laga qaban Karin

    -.iney account badasheen oo aysan isticmaalin midka ad ka ahysid

    Balse waxa jirto arimo 5 ah oon kugu tusi doono halkaan

    1. Sababta marki ugu horeysay ay ku rukunteen

    Midaan aya ah mid u dub dhaxaad noqon karta waayo sababta ay awalki ugu horeysay ay ku rukunteen ayad fahmin

    Waxey ka heleen muqaal ay channelkaada ka dawadeen taas oo ku kaliftay iney kugu xirmaan balse hada adiga aad soo gudbinin mawduuci ay ka hellen

    Ood wax ka badahsy mawduucyadi ad ku bilowday

    Taasna waxey sababysa inu ruuxa kugu xiranyahay balse uu san ku daawan waxad so gudbiso

    2.kor u qaad CTR iyo AVD (click through rate and average view duration)

    Labadan aya ah tusiyaal kuwas cadeenayo dawashada ruuxa ku daawaday ilaa xage ayu daawaday adigoo ka qadanayo

    Cashir buuxo sida ay ooga heleen bulshada ku daawato hadi ay kuwaan hoos ay jiraan oo hoos u dhac ku yimaado waxad oganaysa

    Ineeysa ka helin muqaalkada ama sida aad usoo gudbisay labadan aya laga arki karaa qaybta Youtube studio ga oo

    Arki karo qofka channelka iska leh kaliye

    Hadi aad rabtid faahfahin dheraad SOMALI ONLINE MONEY Channel ka daawo asago dhamystiran

    3.ku dhiiri gali asxaabtada ineey Gambaleelka furtaan

    Gambalelka aya mid  aysan dadka ku bararugsaneen balse waxa la casriyeeyay youtube taas oo arimo badan lagu gaarsiyo muqaalka dawadaha

    Si uu go aan buuxo u qaato haduu ruuxa kugu xiranyahay marki ad so galisid muqaal wuxu helaya ogaysiin ah inaad so galisay muqaal

    Wa hadu gambaleelka u furanyahy balse hadusan u furneen ma arkaayo marka ku dhiiri gali iney furtaan gambaleelka si ay u arkaan o lo oagysiiyo

    4.Dad cusub gaar

    Sided ku gaari karta dad cusub?

    Mar hadi aysan  ku daawanin dadki kugu xirna siyaabahan soo shegnayna ay channelka oga maqanyihiin tusaale ineysa ka helin muqaaladada danbe

    Gaar dad cusub oo adeegso xirfadada adigoo so gudbinaayo waxa ay jeclyihiin iney dawadaan

    Kana xalinaayo dhibatoyinka haysta.

    Midaan aya ah mida ayadana kor kuugu qaadi karta dawashadad adigoo helaayo dad ka helayo muqaalkada xisenayana iney dawadaan

    Mar hadi aysan kuwi hore aysan ku dawanin mawduuca ad badashay awgii balse waxad isku daydaa in lagugy barto mawduuc ama dhawr mawduuc

    Si qofka kugu xirmo aad u waayin waayo qofka wuxu ka helo ayu kusoo xirmaa

    5.Kor u qaad so gudbintaada mar marbo marka kasi danbayso

    Kuma lihi qarash gali channelkaada adigoo wali meel gaarin balse waxan kuleeyahay marbo marka kasi danbaysa isku day inaad kor isku qaadid

    Tusale hadi awal aad hoos u yara hadli jirtay hada codkaada kor usoo qaad oo wax ha iska ka badaleeno

    Hadii aad awal camera da aad ka yara qajilaysay ood ka baqaysay inaad ka hor hadasho camera da hada wad la qabsatay ee si fican oga soo hadadl oo

    Codkagaga banaka ha u soo baxo

    Wa mid caadi ah inuu ruuxa marka u bibaayo uusan qibrad u laheen taasna cid walbo ayey kyu dhacdaa hadi aad donayso dhiiragalin

    Hadi aad doonayso inaaad fikir buuxo ka qaadato halka uu ruux walbo soo maray, Waxad tagta channelkasta waaguu bilabayay kuna raxeeso siduu camera da ooga cabsanayo.

    Marka wa inaad ogata ineysan kali kugu aheen balse qofka wax ayu iska badalaa.

    • Thumbnail ka muqaalka
    • Title ka muqaalka
    • Furfurashada

    Dhaman isku day inaad kor usoo qaado si adigana ad u hesho gesinimo aad dadka hortooda oga hadashid

    Waxaan ku diyarinaya sidi aaad isku filnaasho xornimo dhaqaale u gaari laheed anigoo ku tusaayo wadada ad u baahantahay

    Wali ma aragtay sidaan qof kugu sheego, waxan so wada wax badan oo ku anfacayo,waxaan leenahy YOUTUBE CHANNEL soo booqo oo maclumaadkaan o maqal iyo muqaal oga bogo adigoo magaca SOMALI ONLINE MONEY nagu so radinaayo