Skip to content

5 Qaab oo Online Lacag Looga Sameeyo

    Ka samaynta lacag online waa fikir ku taagan qof walbo oo wax ka yaqaano ama xita fikir guud ka haysta shaqooyinka online ka ah,tani waxey noqotaa caqabad hor istaagta ruuxa sida uu online lacag ooga sameen laha asagoon garanynin wadadii uu raaci laha madama ay jiraan dad saan ooga shaqeesto online ka lacag fiica n aka sameeyo balse aan la wadagin dadka kale siyaabaha ugu fiican,waxaan kusoo gudbin doona habka ugu sahlan oo aan kazoo qadayo arimo shan ah kaliya ah taas oo kugu fahansinaayo adiga ka dhalin ahaan sidii aad u heli laheed fursadaas aad maskaxda ku haysid.

     

    1.Website Sameeyso

    Website ku waa meesha hal mar kaga baahan inaad Maqaal  kusso gudbiso oo ahaan donto meel mustaqbalka adigoon shaqa qabaneenin aad lacag ka sameen kartid, ha is oran ma sameen kartid website oo waxad u baahntahay qarash iyo inaad wax ka taqaanid proggraming ama luuqadaha lagu dhiso waxad heli karta ayakoo diyaarsan waxaas oo dhan oo adiga aad ka yelanaysid sidi aad doontid oo waliba waxa ugu fiican waxeey tahay waqti kama qadanayso oo wa laguu sii diyariyay.Inaad samaysatid website was hey sahlan hadii aad raacdid tilaaabooyinkaan kuwaas oo kaa saacidi doono inaad website adiga aad ledahay bilowdid,tani waxey u tahay wado aad u raaci kartid safarkaaga shaqooyinka online ah kaas ood ku heli doontid inaad isku filnaasho gaartid,

    Badana dadka uma yaqanan online ka inuu shaqa noqon karo balse waxeey aminsanyihiin ineey shaqooyinka ay waligood ay goobjoog u ahaan jireen aysan jirin wax laga badasho lakiin xaqiiqda ya ah in aduunka hormar gaaray online inaad lacag ka samaysidna ay tahay arin u baahan in fiiro gaar loo yessho.

      

      2.Affiliate Marketing-Faido qaybsi

    Ereygaan aya ah mid qalaad balse waxaan oga socda aya ah inaad maqashay ama aad taqaanid.Tani waa mida iminka ugu hadal haynta badan marki online casriga laga hadlaayo oo micnaheedu yahay mesha ugu badan oo lacagta laga sameeyo ay tahay.

    Affiliate marketing waa inaad faido la qaybsatid qofka alaabta ama badeecada u leeyahy adigoo u kenaayo ruux gato oo marki uu ruux gado badeecada ayad waxad ledahy qidmad kooban oo ah %Boqolkiiba intii ad ku heshiseen ama inta ay shirkada badecada leh ay ogoshahay.Waxa la yaabka ah aya ah inad adiga shaqo ku laheen badeeco dhamatay ama laso celiyay markii legato oo adiga waxad helaysa faidada marki saan loo gato wa shirkada qaarkoode halka kuwa kalana ay  ka jarayaan faidada badeecadi lagatay marki uu soo celiyo macamiilki gatay.Halkaan toos ogama bogon kartid sida uu u shaqeeyo iyo suda ugu fiican ee looga ganacsado shirkadahaan bixinayo Affiliate marketing balse hadii ad u baahntahay halkaan ayad ka aqrisan kartaa ayadoo faah faahsan.

     Waxa jiro qaabab badan ay u shaqeyaan shirkadahaan kuwaas oon ku xusay maqaal hore balse hadan dul maro waxa kamid  ah in ay jirto waxa loogu yeero CPA iyo CPM oo marki laisku soo duubo ay macno ahaan yeelanayso inaad lacag ka sameen kartid hadi uu macamiilka ad keenatay maclumadkiisa iyo xogtiisa galiyo oo ay helaan  macmiilka xigtiisa aadka sameen kartid lacag si sahlan.

    Ma ahan ineey ruuxa ayaka wax ka rabaan balse markeey helaan xogtiisa aya waxey samenayaan iney ayaka alabahooda beec gayn ku sameestaan madama ruxaas aya hayan magaciisa ayakoo rajaynaya inuu ka gato badeeco hadbo mida ay suuq gaynta ugu jiraan adiaga se mar hore ayaad qadatay faidada oo shaqada lagu siiyay aya ahayd inaad ruuxa keentid waadna keentay SOO CAJIIB MA AHAN?

    3.Freelancer- xirfadada iib  gee

    Waxa macquul inaad fahmin ood is waydinayso sudeen u iib geeya xirfadayda?,aniga ku fahansinayo,Xirfadu waa shega ma guraanka ah waqtigan lajoogo taas oo aadooga faaideesan kartid inaad lacag aad ka samaysid adiggo adeegsanayo meelaha loo iib geeyo xirfadaha oon kuu sheegi doono.Shirkadaha wa wayn iyo cidwalbo oo wax in loo qabto u baahan waxeey I madaan meelo loogu tala galay tusaale shirkadaha wa wayn oo wax soo gudbiyo aqbaradka ama xita sawirada nooc walbo dad ayey ka gataan dadkaas iyo shirkada adeega rabto isma yaqanan balse waxa jiro website yo fara badan oo u dhaxeeyo kuwaas oo fududeeyo adeegayada ayakoo u dhaxenaayo ruuxa xirfada lehiyo mid doonayao in loogu shaqeeyo xirfadaas.website yada sida

    • Freelancer.com
    • Upwork.com
    • Peopleperhour
    • Fiverr
    • Indeed
    • Llatium

    Dhamaan kuwaan aan ku sheegay waxey u dhaxeyaan shirkada raadinayso xirfadad iyo adiga oo ah ruuxa leh xirfadii la radinaaya,hadii ad laheen xirfad waa inaad ku dadasha xirfadi ad baran laheed sidi aad oga shaqeesan laheed online ka.Mida ugu fiican hadad is waydiinayso waxad sameen karta inaad website yadaan aad tagtid deedna ad so ogaatid mesha aad ku fiicantahay iyo sida bahaid ooga jirto adigoo markaas xooga sari doono mesha aad so ogaatay ood waiba adigana aad qaban kartid shaqooyinka laguu diri doono balse ogow waxa jiro dad gurigooda joogo shaqa kalana an qabanin shaqooyinkaan moyeee.

      

    4.YouTube Channel-Channel samayso

    Meelaha wax lagu sso gudbiyo mida labaad ayey tahay Youtube taas isku keentay bulshooyin badan.

    Youtube waxa loo isticmala siyaabo badan sida in hadii uu qofka rabo inuu online wax ka barto uu kaso raadiyo mawduuca uu rabo kaas oo ku  barta si online ah balse aan ka hadlo sida adiga uu muhiim kugu yahay inaad samaysatid channel cusub,Dhaqale ahan meshaan waxey ka sameyaan dadka lacag aan la qiyaasi Karin balse lacagta see loo sameeya waayo suasha?Adigu ma atahay qof yaqaano cilmi,xirfad ama wax ay bulshadu rabto ineeey bartaan xita hadeey noqoto maaweelo,hadii aad maaweelin kartid dadka ama cilmi aad taqaanid si aad dadka oga faideesid marka Youtube wa meshaadi.Bulshadu waxeey jecelyihiin ruuxa maaweeliyo ama usoo gudbiyo wax ay ka faideesan karan kuwaas jawaab ahaan u siiyo ineey kugu xirmaan.Aaladaan aya abaalmarin ku siiso ruuxi intaas sameen kara ayakoo egaayo muxu soo gudbiyaa iyo bulshadu maka heshay wixi uu soo gudbiyay.si aad wax badan ooga ogaatid sida channel casri ah loo samaysto halkaan ayad ka booqan kartaa. annel samayso

      

        5. samayso online store-meel aad adigu wax ku iibi kartid

    Maqasiin ama online store wa iska macno dhaqyihiin meshaan waa meel aad ku kaydinaysid alaabaha aad gadaysid kuwaas si online aad ku gadaysid.uma baahnid inaad alaab aad lacag kazoo bixisay aad si iiisid balse waa naqshad adigu aad naqshadanaysid kaliye adigoo isticmalaya website asaga aya kuu kaydinaayo alabtaada hadii macamiil soo cosdsadana adiga kaagama baahno inaad diyaarad ama gaari usaartid balse website aad ku dhax samaysay ayaa hawshaas qabanayo wuxuna ka goosanaya qidmad yar ood ku qanci doonto.Alabahan aya ah mid adiga aad ledahay ooo online store ah cidwalbana arki karto hadeey ka helaan naqshada iyo sida wanagsan ood u hagaajisayna ineey gataan ay u dhawdahay.

    Alabahan aya lagu gada meelo kala duwan adiga shaqsi ahantadana waxad sameen karta inaad suuq gayn usii samaysid adigoo isticmalaya baraha bulshada iyo dadka ad leedahay way xiseenayan alaabtaan.Hadii la gato alaabtada sidaan horay kuugu sheegay alabtaa adiga in ruuxa loo geeyo website ama shirkada aad ku dhax samaysay aya ku samaynayso adiga faidada ayey wax ka qadanayaan waa markii legato hadaaan lagadanin lakin wax laga qadaayo malahan.website yada waxa ka mid ah

    • Teesprin
    • Shopify
    • merchants

    Waxa intaa dheer inaad adigana dhankaaga aad ka qayb qaadatid suuq gaynta taas meel fiican aad kawas usii diyaariayay inaad naqshadada u badasho store aad ledaaahy oo online ah aya gaari doonto,Tusaale hadii aad ledahay website ama Youtube channel waad ku dhax gadi karta adigoo dadka kugu xiran xusuusinaayo iney dharkaas gataan hadii ay ka helaan.